Dagaal Saacado Badan Qaatay ayaa Tan iyo Saakay Kasocda aaga Raaskanbooni ee Jubaland Dagaalkaan oo dhexmaray Ciidamadii Dowlada ee lageeyey Raaskanbooni iyo kuwa Jubaland oo isku daayay inay Kasaaraan Ciidmada Dowlada ee Halkaas la geeyey. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Wararkii Ugu Danbeey Dagaal Saacada Badan Qaatay oo Lagu Jabiyay Jubaland
on Dec 11, 2024