Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday guddi ay sheegeen inuu soo baari doono xiriira ay dowladdu tuhunsan tahay inuu ka dhaxeeyo madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo ururka al-Shabaab. » Akhri Qormo Dhamaystiran
DFS oo guddi u saartay tuhun la xiriira Axmed Madoobe iyo Al-Shabaab
on Dec 12, 2024