Afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa Isniintii sheegay in Moscow ay wadahadallo la yeelan doonto mas’uuliyiinta cusub kuwaas oo ku saabsan mustaqbalka joogitaanka ciidamada Ruushka ee gobolka » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maxaa laga yeelayaa sii jirista saldhigyada ciidan ee Ruushku ku leeyahay Suuriya?
on Dec 13, 2024