Muqdisho — Dadka u dhashay Suuriya ee dagaalkii sokeeye ee dalkaasi ka socday in ka badan 13 sano dartiis ku kala baahay meelo badan oo caalamka ah ayaa mustaqbalka dalkooda ka muujinaya farxad iyo taxaddar ka dib markii Axaddii ay jabhadaha hubeysan soo afjareen in ka badan 50 sano oo qoyska reer Asad ay ka talinayeen dalkaasi. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Suuriyaanka ku sugan Muqdisho oo u dabaal-degay ridistii Asad
on Dec 13, 2024