Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo isku rogay dagaal ka dhacay Raas Kambooni oo dhex-maray ciidamada labada dhinac. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Faaqidaadda: Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland
on Dec 13, 2024