Washington — Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa hanaanka fogaan araga ah Jimcihii kulan kula qaatay hoggaamiyeyaasha dalalka la isku yiraahdo G7 si loo sugo taagerada Ukraine laga siinayo dagaalka ka dhanka ah duulaanka uu Ruushku ku soo qaaday. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Biden oo madaxda G7 kala hadlay sii wadista taageerada Ukraine
on Dec 14, 2024