Wadamada Carabta ee Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika waxaa gilgilay duufaano isbedel doon ah oo xididdada u siibay madaxdii hore loogu haystay in aan laga adkaan karin. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Shan hoggaamiye oo ka tirsan dalalka Carabta oo xukunka laga tuuray tan iyo 2011-kii
on Dec 16, 2024