Meelaha lagu kala bixinayo gargaarka Maraykanka uu siiyo dalalka dibadda iyo xaddiga uu bixinayo ayaa ah laba su’aalood oo waaweyn oo sugaya maamulka Trump marka uu xilka la wareego 20-ka Janaayo ee sanadka soo socda. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Su’aalo hareeyey gargaarka Mareykanku bixiyo marka xilka uu qabto Trump
on Dec 16, 2024