Qaar ka mid ah khuburada u ololeeya soo noolaynta Afka Soomaaliga iyo horumarintiisa ayaa dhaliilsan kororka boorarka afafka qalaad lagu xardhay ee lagu dhajinayo afaafka hore ee inta badan meheradaha ganacsi ee Muqdisho iyo meelo kale oo ka mida gobollada da » Akhri Qormo Dhamaystiran
Af-Soomaaliga oo halis weyn wajahaya
on Dec 20, 2024