Masjidka Khadar oo kuyaala degmada Howlwadaag ee G.Banaadir oo muddo 8 sano ah uu ka taagnaa is qabqabsi u dhaxeeyay maamulka iyo cidii waqaftay masjidkaasi ayaa ugu dambeeyn lagu guuleystay in la xaliyo. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Masjid lagu Muransanaa Mudo 8 Sano ah oo Heshiis laga gaaray Magaalada Muqdisho
on Dec 21, 2024