Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in Puntland wado daraasadda dhaqan gelinta lacag shilling u gaar ah sanadka 2025. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Madaxweynaha Puntland oo Shaaciyay inay Sameesanayaan Lacag u gaar ah
on Dec 21, 2024