Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta darajada Gaashaanle u dalacsiiyay Taliyahii aaga Waqooyi ee magaalada Kismaayo Dhame Cabdixakiin Xasan Cartan oo loo yaqaano Jabuuti. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Axmed Madoobe oo Dalacsiiyay Saraal diiday inuu Afgambiyo Maamulkiisa (Sawiro)
on Dec 22, 2024