Dowlada Somaliya oo Wafdi u dirtay Itoobiya si loo Ambaqaado Heshiiska Ankara

Submitted by on Dec 23, 2024
← →

Wafdi ka socda dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha Dibadda Cali Balcad ayaa maanta magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya u tagaya sii ambaqaadista heshiiskii dhawaan Ankara kusoo dhexmaray madaxda labada dal.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment