Shirkadda bixisa adeegga baraha bulshada ugu weyn ee Facebook ayaa sheegtay iney seddexdi sano ee la soo dhaafay ay dajisay malaayiin e-mail oo ay lahayeen dadka isticmaala Facebook.
Facebook oo dajisatay xogta macamiil ka badan 1.5 milyan
on Apr 20, 2019