Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatay guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka iyo Soohdimaha Cabdikarim Axmed Xasan oo uu wehlinaayay ku xigeenkiisa Saadaq Abshir Garaad. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Gudiga Doorashada kala hadlay hanaanka Amni ee Doorashooyinka qof iyo Codka ah
on Dec 26, 2024