Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanaya caruurta la tahriibinayo kuwaasi oo loo gacan geliyo kooxaha magafayaasha si waalidiinta ay u bixiyaan lacagaha ay dalbadaan kooxahaasi wax tahriibiya. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Baydhabo oo ay ku soo badanayaan falalka tahriibinta dhallinyarada
on Jan 4, 2025