Madaxweyne Joe Biden ayaa maanta oo Isniin booqanaya magaalada New Orleans oo maalintii uu sanadkan cusub bilowday uu ka dhacay weerar argagixiso ah oo 14 qof ay ku dhinteen. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Madaxweyne Biden oo booqanaya New Orleans
on Jan 6, 2025