Turkiga ayaa sheegay inuu waxba ka beddelayn heshiiska uu Ruushka kaga soo iibsanayo gantaallada lidka diyaaradaha ee S-400 uu Ruushka sameeyo.
Turkiga: Laba bilood kaddib waxaa na soo gaaraya gantaallada S-400
on Apr 20, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka