NATO ayaa billaabaysa hawlgal cusub oo lagu ilaalinayo xarkaha badda hoosteeda ee gobolka badda Baltic ka dib dhacdooyin is daba joog ah oo Baltic ka dhacay kuwaas oo sare u qaaday walaaca laga qabo dhaq-dhaqaaqyada suurtagalka ah ee Ruushku ka wado gobolka, » Akhri Qormo Dhamaystiran
NATO oo howlgal ka billaabeysa Baltic-ga
on Jan 14, 2025