MUQDISHO — Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyey howllagallada ka dhan ah kooxda Daacish ee ay ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari ee Puntland. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dowladda Federaalka oo Puntland ku ammaantay howlgalka ka dhanka ah Dacish
on Jan 15, 2025