In ka badan 55,000 oo Suudaaniyiin ah oo gudaha dalkaasi ku barokacay ayaa dib ugu laabtay degaannada ku yaalla koonfurta bari ee gobolka Sennar, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Sudan: Kummanaan qof oo ay RSF barokacisay oo guryohoodii dib ugu laabtay
on Jan 18, 2025