Madaxweynaha mansabka laga xayuubiyay ee Kuuriyada Koonfureed Yoon Suk Yeol ayaa markii ugu horreysay Sabtida maanta ah ka soo muuqday maxkamada si uu uga dagaallamo dalab ay baarayaashu ku doonayaan in la kordhiyo muddada xabsiga lagu sii haynay » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maxkamadeynta Madaxweynaha xilka laga xayuubiyay ee Kuuriyada Koonfureed
on Jan 18, 2025