Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo looga yeeray Muqdisho ka dib safarkii Axmed Madoobe

Submitted by on Jan 19, 2025
← →

U yeerista safiirka ayaa la sheegey in ay la xiriirto safar uu shalay Kenya ku tagay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo dowladdu ay saartay xannibaad dhanka socdaalka ah.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment