Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 1,500 oo askari oo dhulka ah u diri doona xadka koonfureed si looga hortago muhaajiriinta halkaasi ka soo gala. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Trump oo bixiyay amarro kale oo ka dhan ah muhaajiriinta sharci-darada ah iyo qaxootiga
on Jan 23, 2025