Dad ka badan 50 kun oo qof oo deganaa deegaanka Lake Castaic oo 40 meyl woqooyiga kaga beegan magaalada Los Angeles ee dalka Maraykank ayaa la amray inay guryahooda ka baxaan ama digniino taxadar ah loo diray. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dabka degaanka Los Angeles oo weli socda
on Jan 23, 2025