Boosaaso — Ugu yaraan 4 qof oo isku qoys ka soo wada jeeda ayaa ku dhintay lix kalena wey ku dhaawacmeen duqeyn shalay ka dhacday deegaanka Ceel Adax oo ku yaalla buuraleyda degamada Qandala ee Gobolka Bari.
Faah-faahin: Dad isku qoys ah oo ku dhintay duqeyn ka dhacday Bari
on Jan 28, 2025