Dood sharci oo ka taagan amarka Trump ee dhalashada

Submitted by on Jan 29, 2025
← →

Amarka madaxweyne Donald Trump ee joojinta muwaadannimada tooska ah ee ay helaan ilmaha ku dhasha Mareykanka qaarkood ayaa keentey dood sharci iyo mid siyaasadeed oo ku saabsan awoodda fulinta iyo wax ka bedelka qodobka 14-aad ee dastuurka.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment