Ciidamada Maraykanka ayaa sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan garabka Al-Qaacida ee Suuriya kadib duqayn xagga cirka ah oo Khamiistii ka dhacday waqooyi-galbeed dalka Suuriya. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Militariga Mareykanka oo shaaciyey in ay dileen Maxamed Saalax al-Zabir
on Jan 31, 2025