Jabuuti oo sheegtay in ay weerar drone ku qaaday koox argagixiso

Submitted by on Feb 3, 2025
← →

Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay in weerar ay diyaarado drones ah u adeegsatay oo ay militarigeedu fuliyeen habeenkii Khamiista ee la soo dhaafay ay ku dishay 8 xubnood oo ka tirsan kooxaha argagixisada ah ee deganaa deegaan ku yaalla xuduudda Jabuuti ay la wadaagto Itoobiya.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment