Ciidamada dowladda iyo xoogagga deegaanka ee Macawisley ayaa sheegay in ay guulo ka gaareen dagaal maanta ay maleeshiyada Al-Shabaab kula galeen deegaanka Jicibow ee gobolka Hiiraan. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Faah-faahin ku saabsan dagaallada ka socda Hiiraan
on Feb 7, 2025