Ciidadama Booliska ee Dowladda Soomaaliya ayaa saakay la wareegay guriga hooyiooyinka magaalada Muqdisho kaasi oo ay ururka haweenku diideen inay ka baxaan si loogu wareejiyo Wasaaradda Qoyska ee Somalia. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dawladda oo la wareegtay Guriga Hooyooyinka
on Feb 9, 2025