Kooxda Alshabaab ayaa Goordhow si fudud oo dagaal la,aan ah ula wareegay deegaanka Miirtaqwo ee Gobalka Shabeelada Dhexe Alshabaab ayaana Gudaha Galay Magaladaan kadib Markii ay isaga Carareen Macwislayda Deegaanka iyo Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya. » Akhri Qormo Dhamaystiran
War Deg Deg ah: Alshabaab oo la wareegay Deegaan Muhiim ah oo kuyaal Gobalka Shabeelada dhexe
on Mar 2, 2025