Warbixin ay dhowaan si wadajir ah usoo saareen hay’adaha QM iyo dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in qiimayn cusub oo ku saabsan haqab-beelka cuntada ee Soomaaliya ay tilmaamayso in dad gaaraya 4.4 milyan oo qof ay wajihi karaan dhibaato cunno yari oo aad u daran inta u dhaxaysa bilaha April iyo June ee sanadkan 2025-ka. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Somalia: 4.4 milyan oo la kulmi kara cunno yari
on Mar 2, 2025