Dowladda Soomaaliya ayaa shalay markii ugu horreysay xaqiijisay in ciidamada cirka ee Itoobiya ay toddobaadkan duqeyn la beegsadeen fadhiisimo ay Al-Shabaab ku lahayd Shabeellaha Dhexe. » Akhri Qormo Dhamaystiran
DFS oo ka hadashay duqeymo ay Itoobiya ka fulisay Sh/Dhexe
on Mar 7, 2025