Dalalka Soomaaliya iyo Aljeeriya oo codsaday fadhi deg deg uu Golaha amaanka ka yeesho Duqeymaha Israa’iil ee Suuriya

Submitted by on Apr 9, 2025
← →

Dalalka Aljeeriya iyo Soomaaliya ayaa codsaday fadhi deg deg ah oo ay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayaan dhibaatada ka dhalan karta weerarrada Israa’iil ay ka geesanayso Suuriya.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment