Kulamada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta dib u bilowday ayaa waxa hareeyay buuq iyo sawaxan kadib markii xildhibaanada qaar ayaa diideen in uu shirka gudoomiyo gudoomiye Aadan Madoobe, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dhegeyso: Buuq iyo gacanqaad ka dhacay gudaha baarlamaanka federaalka
on Apr 30, 2025