Ceel Afweyn: Colaad 10 sano ka badan u dhaxeysay beelo wada dega oo heshiis laga gaaray

Submitted by on May 4, 2025
← →

Colaaddan sanadaha badan soo jiitameysay ee haatan lagu heshiiyay in la soo afjaro ayaa markii hore ka billaabatay muran salka ku haya dhul iyo ceelal biyood.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment