Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay daahfurka xisbi siyaasadeedka cusub ee hoggaamiyayaasha siyaasadda DFS iyo qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada ayaa sheegay inaan cidna loo joojin doonin dalkana lagu sii hayn doonin doorasho dadban. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Daawo Muuqaalka:- Khudbadii Madaxweynaha Xasan Shiikh uu ka jeediyay Furitaanka Ururka caddaaladda iyo wadajirka
on May 14, 2025