Shirka oo la filayo in la soo gabagabeeyo Jimcaha soo aaddan ayaa la filayaa in kooxaha mucaaradka ay bayaan ka soo saaraan kuwaas oo talooyin loogu jeedinayo dawladda federaalka. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dhegeyso: Maxaa looga hadlayaa shirka Muqdisho uga furmay mucaaradka?
on May 28, 2025