Maxkamadda Caalamiga ah ee Ganacsiga ayaa xukuntay in sharciga degdegga ah ee Aqalka Cad uusan siinin madaxweynaha awood hal dhinac ah inuu ku soo rogo canshuuro ku dhawaad dal kasta. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Maxkamad Federaali ah oo ridday xukun dhabar jab weyn ku ah maamulka Trump
on May 29, 2025