Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysnaa oo aroornimadii hore ee saakay ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda gobolka Hiiraan ka fuliyeen deegaanka Abooreey oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Weerar ka dhacay gobolka Hiiraan
on May 29, 2025