Israa’iil oo weerar xooggan ku qaadday Suuriya iyo gantaallo la sheegay in israa’iil lagu tuuray

Submitted by on Jun 4, 2025
← →

Ciidanka Israa’iil ayaa Talaadadii ku dhawaaqay in labo gantaal oo laga soo riday Suuriya kuna soo jeeday Israa’iil ay ku dhaceen goobo bannaan oo ku yaalla buuraha Golan Heights.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment