Guddiga Doorashooyinka ayaa been abuur ku tilmaamay warar dhowanahaan qabsaday baraha Bulshada oo ah in si xoog ah loogu qasbaayo shacabka magaalada Muqdisho inay kaarka codbixinta ay qaataan hadii kale la xiraayo. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay in Shacabka Muqdisho loo diiwaagaliyo Qaab Qasab ah
on Jun 5, 2025