Dowlada oo ku Dhawaaqday guddi ka shaqeeya dhameystirka dhismaha maamulka SSC Khaatumo

Submitted by on Jul 6, 2025
← →

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta wareegto uu soo saaray si rasmi ah ugu magacaabay guddiga farsamo ee dhameystirka maamul goboleedka SSC Khaatumo.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment