Dadweynaha ku dhaqan xaafadda 150-ka ee magaalada Hargeysa ayaa galabta isugu soo baxay mudaharaad ay kaga soo horjeedaan dil ay ciidamada Somaliland deegaanka Agabar ee degmada Gabiley ugu geysteen laba qof oo shacab ah. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dibad-baxyo looga soo horjooda Dil loo geestay Dad Shacab oo ka dhacay Hargeysa
on Jul 7, 2025