Taliye sare oo ka tirsan booliska Jubaland ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Dagaal culus oo aroornimadii maanta oo Isniin ah ka dhacay saldhig ciidan oo ku yaalla tuulada Tuulo Amiin ee gobolka Gedo, » Akhri Qormo Dhamaystiran
Dagaalka Gobolka Gedo oo lagu dilay Taliye Sare oo ka tirsan Booliska Jubaland
on Aug 11, 2025