Xildhibaanada Waqooyi Bari oo Diiday soo jeedin uga Timid Wasiir Cali Xoosh

Submitted by on Aug 19, 2025

Xildhibaanada maamulka cusub ee Waqooyi Bari ayaa si cad uga hor yimid soo jeedin ay sheegeen inay ka timid Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Xoosh taas oo ahayd in kursiga guddoomiyaha baarlamaanka loo xiro beel gaar ah.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment