Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maanta si rasmi ah looga bilaabay qabashada codsiyada musharraxiinta iyo diiwaangelinta doorashada guddoonka Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Diiwaan gelinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka Waqooyi Bari oo maanta bilaabanaysa.
on Aug 20, 2025