Dagaal ka dhacay Duleedka Degmada Garbahaarey oo warar kala duwan laga helayo

Submitted by on Aug 23, 2025
← →

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysan oo aroornimadii hore ee saakay ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed  ku qaadeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ku sugnaa deegaanka Birta Dheer oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment