Itoobiya ayaa sheegtay iney ciidamadeeda badda ee burburay 1990-yadii ay dib u soo celineyso dhawaanna ay shaqadooda billaabayaan.
Itoobiya: Ciidamada badda aan sameeysanayo waxay ka howl galayan badda Hindiya iyo badda cas
on Apr 21, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka